BBC News Somali - Daawo baaxadda burburka uu gaystay...

BBC News Somali 21.7K Views
  • 236
  • 174
  • 87

Generating Download Links...

Daawo baaxadda burburka uu gaystay qaraxii shalay Muqdisho ka dhacay.

Posted 4 years ago

Gobaad Gelle 4 years ago

Subxanallh

Talaabodheere Shiine 4 years ago

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun
Ilaahay baa gargaare ah ilaahay haynoo gargaaro

Hussein Dafle 4 years ago

Subxanllah ilahey dadka ha u naxariisto

Drs Hamdi Osmaan 4 years ago

Aamiin

Hamdia Ina Odowa 4 years ago

Beer Dhilacshe 4 years ago

Masha Allah

Khadar Xuseen 4 years ago

Asc bahda BBC waa KHADAR XUSEEN MAXAMUUD oo idinka soo salaamaya magaalada caasimada ah ee hargeysa madaxweynaha somaliya mudane maxamed cabdilaahi farmaajo ee Ku dhawaaqay saddeda moolmood ee baroordiiqda loogu samaynayo dadkii Ku waxyeeloobay qaraxii foosha xumaa ee shalay ka dhacay magaalada muqdisho waxba soo kordhinmaayo waayo maanta wadanku ama dadku uma baahna baroor iyo in calanka hoos loo dhigo ee wuxuu u baahan yahay LA sugo amniga dalka loona gurmado dadkii Ku waxyeeloobay qaraxii foosha foosha xumaa ee shalay gilgilay caasimada umada somaliyeed waana nasiib xumo inay caasimada dalku marba marka kasii dambaysa kasii darto

Shuceyb Cabdi Gaaciye 4 years ago

Ilahow Musibadda umadda ka badbaadi

Yaasmiin H Mohamud Ahmed 4 years ago

Wlhi lama aqoonsnkaro inee thy isgoysii
Alow masiimadaan naga dulqaat

Nadra Nagaad 4 years ago

Ala ma daarihii suuriyaa alow burburi xoogaga cadawga